aniga waxaan ahay wiil soo maaliyeed waxaan aad ujeclahay inaan waxbarto laakiin duruufo jira awgood ayaan waxba ubaran waayay ha ahaato xag dhaqaalo ha ahaato xag amaan balse waalaga baxayaa